Qeexid
"Wax midabkiisu cad yahay."
"Wax midabkiisu cad yahay."
Wadaag:
(c.fal.) Giraan ilays ah oo ku wareegsan dayaxa ama qorraxda marka qorraxda laga dhex arko wiriqaha daruur sare oo khafiif ah oo ku gudban sokadeeda.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Waran af ballaaran oo birtiisu wada soofeysantahay.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka badda ka mid ah.
G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku nool.
m.l
Wadaag:
Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin.
G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maalo.
m.dh
Wadaag:
Cid fal xun oo lagu sameeyey istaahilid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid waxyeelladeeda sabab u noqosho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Xarig awrka lagu keeneeyo.
Weel yar oo biyaha lagu darsado.
Weel dheg leh oo afar litir qaada. 4. Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.
m.l
Wadaag:
Ubad xoolaad oo habartood la maalayo, si uu u nuugo hadba dhan ka soo gelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax galaali ku taal ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: