Qeexid

"eeg galbi. ld galbis1, gelbin, gelbis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galbin oo kali ah:
  • Madaxweynaha oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu si nabadgelyo ah u tegay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo ay galbinayeen Ciidamada Amisom ee amni ahaan caawiya Dowladda Soomaaliya.
  • Ra’iisul wasaaraha iyo gawaaridii galbineysay ayaa xiligaasi ku sii jeeday sagootinka meydadkii askarta ciidamada Ugandha oo laga duulinayey garoonka Muqdisho ayaa waxaa lala beegsadey bam kuwa gacanta laga tuuro ah iyada uusan sameyn wax qarax ah.