Qeexid
"Nafley sida mas, abeeso iwm xuubka sare ridid."
[-saday, -satay]
galdhacs aday
galdhacs atay
f.mg3"Nafley sida mas, abeeso iwm xuubka sare ridid."
Wadaag:
Ku g.: ilaa gabbal dhaca meel joogid.
U g.: wax samayntooda ilaa gabbaldhaca sugid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Geed miro bislaaday daadin.
Ka h.: xog la qari-nayey cid ka helid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho.
Nirig naas maraq ka furasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Waqti qorraxdu sii dhacayso iftiinkeeduna gabaabsi yahay. ld gabbaldhicid.
m.l
Wadaag:
egg gabbaldhacso. ld gabbaldhacsad, gabbaldhacsi.
m.f.dh
Wadaag:
Si kala daadsanaan ah u fariisasho (qof).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Mas iwm xuub ridid.
Nafley cayilid.
Nafley muuqaalkeedii hore mid ka fiican yeelasho. ld xuubsiibo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: