Qeexid
"Nafley dheddig gooloobid."
[-aalay, -aashay]
galgaal2 alay
galgaal2 ashay
f.mg1"Nafley dheddig gooloobid."
Wadaag:
Haweeney aan muslin ahayn.
Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad.
Hab; dabeecad.
m.dh
Wadaag:
Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa.
Dheddig gool noqotay (xoolo).
m.l
Wadaag:
Nuur dayaxa isku wareejiya.
Buqshad.
Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
m.l
Wadaag:
Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Allabari loo sameeyo in looga hortago waxyeelo galgaal ka timid.
m.dh
Wadaag:
Wax dildilleyn. ld galgali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhulka oo la jiifo hadba dhan isu rogid. ld galangalo.
f.mg3
-laday, -latay
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Laba qofoo isguursaday markii ugu horraysay si rasmiah guri u wada gelid. ld aroosgal2.
f.mg1
Wadaag:
Nin aan muslin ahayn.
Nin aan raxmad lahayn.
ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm).
m.l
Wadaag:
Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinayo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Heer korriimo oo marka wiilashu gaaraan dagaalka ka qayb qaadan karaan.
D. ah: wiil gaaray da'dii uu dagaal kaga qayb qaadan lahaa.
Hab dagaal looga qayb qaato.
m.l
Wadaag:
eeg galgalo. ld galangalasho, galangalad, galgalad.
m.f.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) (xis.) Urur tirooyin ah ama baro ah oo ku yaalla habdhis kulan oo qeexaya dhammaan qiimayaasha u dhexeeya laba bar dhammaad. Haddii labada bar dhammaad ay jiraan g.ka waa gaalin oodan, haddii an ku jirinna waa g. furan.
m.l
Wadaag: