Qeexid
"Allabari loo sameeyo in looga hortago waxyeelo galgaal ka timid."
"Allabari loo sameeyo in looga hortago waxyeelo galgaal ka timid."
Wadaag:
Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa.
Dheddig gool noqotay (xoolo).
m.l
Wadaag:
Nafley dheddig gooloobid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Aroos aqalgeyn.
Cid meel aadeysa sagootin. ld gelbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dildilleyn. ld galgali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhulka oo la jiifo hadba dhan isu rogid. ld galangalo.
f.mg3
-laday, -latay
Wadaag:
Ciyaar dumarka u gaar ah oo la cayaaro, sida buraanburka, munaasabadaha aroosyada.
m.l
Wadaag: