Qeexid
"eeg galgalo. ld galangalasho, galangalad, galgalad."
"eeg galgalo. ld galangalasho, galangalad, galgalad."
Wadaag:
(f.g) Wax la fasilay xirasho.
(f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm).
(f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho.
f.g
-shaday, -shatay
Wadaag:
Wax dildilleyn. ld galgali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhulka oo la jiifo hadba dhan isu rogid. ld galangalo.
f.mg3
-laday, -latay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Ceel yar oo laga sameeyo ballida hareereheeda si biyuhu ugu miiraan.
m.dh
Wadaag: