Qeexid
"Dhulka oo la jiifo hadba dhan isu rogid. ld galangalo."
[-laday, -latay]
galgal aday
galgal atay
f.mg3"Dhulka oo la jiifo hadba dhan isu rogid. ld galangalo."
Wadaag:
Nafley dheddig gooloobid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa.
Dheddig gool noqotay (xoolo).
m.l
Wadaag:
eeg galgalo. ld galangalasho, galangalad, galgalad.
m.f.dh
Wadaag:
Wax dildilleyn. ld galgali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xarig iwm dhawr jeer isku wareejin si duub looga dhigo.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh.
Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan.
Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.
m.l
Wadaag:
Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda.
Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhigo.
m.dh
Wadaag: