"Walbahaar daran oo ka dhasha xaajo caloolyow leh."
Wadaag:
Walbahaar daran lahaansho.
f.mg3
-ooday, -ootay
eeg galiilyoo.
m.f.l
Dareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm gaaraan.
m.dh
Saliilyo dareemid.
ld galaalgali.
f.g2
-iyay, -isay
eeg saliilyoo.
ld galaalgalin.
m.l