Qeexid
"Deeq; liibaan; abaal; mahad."
"Deeq; liibaan; abaal; mahad."
Wadaag:
(f.g) Cid abaal u gelid.
(f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud looga helo.
(f.mg) Ku g.: cid nimco weyn siin (Eebbe).
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir1 (2).
m.l
Wadaag:
Wax gallad la kulmay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka.
Ul gaaban oo xooggan.
m.dh
Wadaag:
Dhagax adag oo aan si sahal ah loo jebin karin oo ceelasha salkooda ku jira.
m.l
Wadaag:
Geed ka mid ah dalagga la beerto oo leh caleemo balballaaran, dhaadheerna, wuxuuna dhalaa iniino badar oo la cuno lagana miiro saliid; arabbikhi.
m.dh
Wadaag:
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.
m.l
Wadaag:
Sida gallayr u qaylin. ld gallayryee.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: