Qeexid
"U g.: Laba dhinac oo dhibaato dhextaalay heshiisiin; ergayn. ld gelliin2."
[-nay, -ntay]
galliin2 ay
galliin2 tay
f.mg1"U g.: Laba dhinac oo dhibaato dhextaalay heshiisiin; ergayn. ld gelliin2."
Wadaag:
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku saabsan xirfadda qalliinka dhaawaca, qaabdarrada xubnaha iyo cudurro kale.
m.l
Wadaag:
Dhagax adag oo aan si sahal ah loo jebin karin oo ceelasha salkooda ku jira.
m.l
Wadaag:
/mg1 (-iimay, -iintay; -iimi) U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin2.
f.g
Wadaag:
Wax aayar u wadid.
Wax yarayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed ka mid ah dalagga la beerto oo leh caleemo balballaaran, dhaadheerna, wuxuuna dhalaa iniino badar oo la cuno lagana miiro saliid; arabbikhi.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid abaal u gelid.
(f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir1 (2).
m.l
Wadaag:
Sida gallayr u qaylin. ld gallayryee.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: