Qeexid
"ld gellimid."
"ld gellimid."
Wadaag:
Dhagax adag oo aan si sahal ah loo jebin karin oo ceelasha salkooda ku jira.
m.l
Wadaag:
U g.: Laba dhinac oo dhibaato dhextaalay heshiisiin; ergayn. ld gelliin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax aayar u wadid.
Wax yarayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed ka mid ah dalagga la beerto oo leh caleemo balballaaran, dhaadheerna, wuxuuna dhalaa iniino badar oo la cuno lagana miiro saliid; arabbikhi.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid abaal u gelid.
(f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir1 (2).
m.l
Wadaag: