Qeexid
ld galaabbax1.
ld galaabbax1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld galaabbax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bardhul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld galaabbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Meel horey iyo gadaal ugu noqnoqosho. ld galoobbax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld galtibbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Qof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobbax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh.
Qeexid Xigta: Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan.
Qeexid Kale: Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda.
Qeexid Xigta: Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: G. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Xarig iwm dhawr jeer isku wareejin si duub looga dhigo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld galoofid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la galoolay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax la galoolay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg galool3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday: -oobi) ld galoof2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld galoofoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Meel bannaan oo dabayl iyo dhaxan badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -xay, -xday, -bixi
Qeexid: /mg1 Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]