Qeexid
"Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer."
"Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer."
Wadaag:
Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka.
Ul gaaban oo xooggan.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Nin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.
m.l
Wadaag:
Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh.
Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan.
Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.
m.l
Wadaag:
Xarig iwm dhawr jeer isku wareejin si duub looga dhigo.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda.
Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhigo.
m.dh
Wadaag:
Neef geel ah oo guran sida neef irmaan u ololid.
f.mg1
-olay, -oshay
Wadaag: