Qeexid
"Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi."
[-day, -dday]
galoofaad2 ay
galoofaad2 day
f.mg1"Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi."
Wadaag:
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Cid abaal u gelid.
(f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh.
Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan.
Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.
m.l
Wadaag:
Xarig iwm dhawr jeer isku wareejin si duub looga dhigo.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda.
Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhigo.
m.dh
Wadaag:
Neef geel ah oo guran sida neef irmaan u ololid.
f.mg1
-olay, -oshay
Wadaag: