Qeexid
"eeg galool3."
"eeg galool3."
Wadaag:
Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh.
Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan.
Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.
m.l
Wadaag:
Xarig iwm dhawr jeer isku wareejin si duub looga dhigo.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda.
Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhigo.
m.dh
Wadaag:
Wax la galoolay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: