Qeexid

"(-ooyin, m.l) Ceel yar oo laga sameeyo ballida hareereheeda si biyuhu ugu miiraan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galsho oo kali ah:
  • Ma hirgalsho heesaha fankiyo- hadaladaydiiye, ma higsado hidihiyo dhaqankii aan horay ulahaaye, hididiilo iguma hayso hawl inaan galo kana haray hanaan gobanimo heybad iyo sharafe.
  • Sidoo kale, waxaa dhaqankan ilaalintiisa qayb libaax ka qaadan kara rugaha (kobabgalshooyinka amma madbacadaha) fududeeya waxdaabicista.