Qeexid
"ld galtibbixid."
"ld galtibbixid."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsasho.
f.mg1
Wadaag:
Socod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobbax1.
m.l
Wadaag:
(galti/-iyo, m.dh) Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon.
m.l
Wadaag:
Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax1.
m.l.kh
Wadaag:
Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal.
ld gaasabbixid.
m.l
Wadaag:
Qof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahayn.
m.l.kh
Wadaag: