Qeexid
"Qof galtinimo ka saarid."
[-iyay, -isay]
galtibbix yay
galtibbix say
f.g2"Qof galtinimo ka saarid."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsasho.
f.mg1
Wadaag:
(galti/-iyo, m.dh) Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon.
m.l
Wadaag:
Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Arrin la isku hayo cid kala doodid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahayn.
m.l.kh
Wadaag: