Qeexid
Qof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahayn.
Qof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahayn.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l
Qeexid: Ixsaan; wanaag; samafal.
Qeexid Xigta: (- fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan.
Qeexid Kale: ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (galti/-iyo, m.dh) Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeney tagtay degaan aanay dhaqankiisa aqoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Qof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld galtibbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof galtinimo ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Galti ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld galtibbax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg galtibbixi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]