"gama'2 f.mg1 (-m'ay, -ma'day; -m'i) Hurdo gelid."
Wadaag:
gama'2 f.mg1 (-m'ay, -ma'day; -m'i) Hurdo gelid.
gama'san f.mg4 Wax hurdo galay ahaansho.
-naa, -nayd
gama'sanaan m.f.dh eeg gama'san. ld gama'sanaansho.
gama'sii f.g2 Nafley hurdisiin.
-iiyay, -iisay
gama'siin m.dh eeg gama'sii.
gama'sanaansho m.l/dh ld gama'sanaan.
gama'1 m.l 1. Gelidda la galo hurdo. 2. ld gam'id.
(-syo, m.dh) Warmaha yaryar jaad ka mid ah; hooto, dhegley.
m.l
gam'id m.f.dh eeg gama'2. ld gama'1 (2).
.r Cod lagu muujiyo qof ama wax dilidda. Tus. “G. ka sii”.
m.dh.sh
gam'i f.g2 Nafley hurdisiin.
-iyay, -isay
gam'iwaayid m.f.dh eeg gam'iwaa2.
gam'iwaa2 f.mg1 (-aayay, -aayday; -aayi) Hurdo iska waayid.
gam'iwaa1 m.l Hurdada oo la iska waayo.
gam'in m.f.dh eeg gam'i.