Qeexid
ld gamaamad1.
ld gamaamad1.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld gamaamad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld gamaamadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld gamaamadan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld gamaamadnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Alkun; abuur.
Qeexid Xigta: A. ah:hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la sooururiyey.
Qeexid Kale: amaamudid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dedidda wax la qarinayo wax kale lagu dedo.
Qeexid Xigta: ld gamaamadid. ld gamaamud1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hanti, aqal iwmunkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Maro, maqaar iwm isku qarin (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isqarinta qof maro, maqaar iwm isku qariyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld gamaamad naan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gamaamad1, gamaamamud1, gamaa- mudid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la gamaamaday ahaansho. ld gamaamudan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay.
Qeexid Xigta: Gubashada wax ay aad u gubtaan.
Qeexid Kale: ld gamaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dambas noqosho (dab).
Qeexid Xigta: Si ba'an u gubasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dambas ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax si ba'an u gubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gamaamadan. ld gamaamadnaansho, gamaamudnaan, gamaamudnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: gama'siin m.dh eeg gama'sii.
Qeexid: gama'2 f.mg1 (-m'ay, -ma'day; -m'i) Hurdo gelid.
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: gama'sii f.g2 Nafley hurdisiin.