Qeexid
"Wax dambas ka dhigid."
Qeexid Xigta
Wax si ba'an u gubid.
[-iyay, -isay]
gamaar yay
gamaar say
f.g2"Wax dambas ka dhigid."
Wax si ba'an u gubid.
Wadaag:
Dambas noqosho (dab).
Si ba'an u gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay.
Gubashada wax ay aad u gubtaan.
ld gamaarid.
m.l
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: