Qeexid Xigta
ld gamaar1 (3).
ld gamaar1 (3).
Wadaag:
Wax dambas ka dhigid.
Wax si ba'an u gubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dambas noqosho (dab).
Si ba'an u gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay.
Gubashada wax ay aad u gubtaan.
ld gamaarid.
m.l
Wadaag: