Qeexid
"Qof gamaanyo hayso ahaansho."
[-snaa, -snayd]
gamaayaysan naa
gamaayaysan nayd
f.mg4"Qof gamaanyo hayso ahaansho."
Wadaag:
Wax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax gaso la geliyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la waabaayeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la gamaamaday ahaansho. ld gamaamudan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax gallad la kulmay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dambas ka dhigid.
Wax si ba'an u gubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay.
Gubashada wax ay aad u gubtaan.
ld gamaarid.
m.l
Wadaag:
eeg gamaamadan. ld gamaamadnaansho, gamaamudnaan, gamaamudnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Dambas noqosho (dab).
Si ba'an u gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: