Qeexid
"ld gabbasho."
"ld gabbasho."
Wadaag:
eeg gabbo. ld gabbad1, gabbood, gambad, gambasho.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Wax la fasilay xirasho.
(f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm).
(f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho.
f.g
-shaday, -shatay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wambar.
m.l
Wadaag:
Socod tartiib ah oo aan meel fog la gaareyn. ld gimbiraash.
m.l
Wadaag: