Qeexid

"ld gembiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gambi oo kali ah:
  • Isagoo ka jawaabayay digniin ay bixisay kooxda Al-shabaab oo ah in ciidamo walba oo la geeyo Somalia ay la dagaalamayso, ayaa sheegay in Al-shabaab ay Somalia geysay ajnabi dayro ah, kuwaasoo ay ku doonayso inay ku afgambiso dowlada sharciga ah.
  • Taha iyo Sadam waa madaxda kaliya ee ka badbaaday afgambigii 1968 ee uu xisbiga Ba’ath xukunka kula wareegay.