Qeexid

"ld gembiyid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gambis oo kali ah:
  • Al-Qaeda ayuu sheegay inay faragelin ku hayso dalkiisa, ayna taageero hagar la'aan ah siiso kooxda Al-shabaab oo uu sheegay inay tahay koox awood ahaan dhisan dagaalna kula jirta DF, isla markaana doonaysa inay afgambiso dowlada.
  • "Ciidamada AMISOM ee hadda ku sugan Muqdisho iyo kuwa DF awood uma lahan inay ka adkaadaan kooxda Al-shabaab, waayo waa koox awood ahaan aad isku balaarisay doonaysana inay afgambiso DF" ayuu sarkaalkan u sheegay wariyeyaal uu kula hadlay Kampala.