Qeexid

"Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan."

Qeexid Kale

Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.

Qeexid Xigta

Kumi (lacag).

Wadaag: