Qeexid
"ld gemboonaan."
"ld gemboonaan."
Wadaag:
Geed qodxo dhaadheer iyo caleemo kharaar leh oo geela cunaa ku dhinto.
m.l
Wadaag:
Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, dumar.
m.dh.u
Wadaag:
Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabbo.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan.
Kumi (lacag).
Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.
m.dh
Wadaag:
eeg gamuuxan. ld gamuurnaan, gamuurnaansho, gamuux naansho gamuuxnaansho m.l/dh ld gamuuxnaan.
m.f.dh
Wadaag:
eeg habboon. ld habbanaan, habbanaansho, habboo naansho.
m.f.dh
Wadaag: