Qeexid
"(-syo, m.dh) (muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada lagu tumo oo ka samaysan qori ama bir wareegsan oo hal dhinac harag kaga haaranyahay."
"(-syo, m.dh) (muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada lagu tumo oo ka samaysan qori ama bir wareegsan oo hal dhinac harag kaga haaranyahay."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wambar.
m.l
Wadaag:
Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan.
Kumi (lacag).
Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.
m.dh
Wadaag:
Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabbo.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo qof ama wax dilidda. Tus. “G. ka sii”.
m.dh.sh
Wadaag: