Qeexid
"ld gamuuxid."
"ld gamuuxid."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gemo.
m.l
Wadaag:
Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur2, gumuux2, guxuun2.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur1, gumuux1, guxuun1.
m.l.kh
Wadaag:
Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuman.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag: