Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen."
"(-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen."
Wadaag:
Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Dhegta weelasha iwm.
m.dh
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Bir, qori, iwm qaroofan oo wax la suro.
m.l
Wadaag:
Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.
Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.
Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.
m.l
Wadaag:
Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld geno.
f.g3
-ntay, -natay
Wadaag:
Wax la tuuray ahaansho.
Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.
f.mg4
-nnaa, -nnayd
Wadaag:
Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari).
Ceel, meel salkiisa ka mid ah oo biyo ka soo maaxdaan.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (c.nafl) Dir ka mid ah faylam hoosaadka siliyofaara; xubnaha dirkana noloshooda oo dhan waxay leeyihiin gan.
m.dh
Wadaag:
Nafley jirran, si tartiib ah socosho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga).
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax u dagaalamid ama u loollamid.
f.mg1
Wadaag:
Dhul geedo ka dhammayn.
Madax timo ka murxin.
f.g1
-may, -ntay
Wadaag:
Wax la heegay ama heegan ahaansho. ld heeggan2.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: