Qeexid

"(-xyo, m.dh) Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixiso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ganaax oo kali ah:
  • Xiddigii hore ee reer Brazil, ayaa hadda fursad u helay inuu markale ka hadlo dhacdooyinka garsoorka, wuxuuna yidhi; “Runti maan fahmin taa, ciyaartoygu waxay sameeyaan ficillo ka xun-xun kii Cafu, lamana ganaaxo.
  • Dalka South Africa ayaa waxaa ku nool boqolaal kun oo Somali ah, kuwaasoo ku leh ganacsiyo kala duwan, waxaana kuwa aan sharciga haysan ay sheegeen in qofkii la qabto lagu ganaaxayo lacag gaaraysa illaa 300 Dollar.