Qeexid
"Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumid."
[-xay, -xday]
ganaax2 ay
ganaax2 day
f.g1"Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumid."
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixiso.
m.l
Wadaag:
Wax la tuuray ahaansho.
Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.
f.mg4
-nnaa, -nnayd
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga).
m.l
Wadaag:
Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin.
G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maalo.
m.dh
Wadaag:
Bir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm.
ld ganacsasho.
m.l
Wadaag: