Qeexid

"(-cyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ganac oo kali ah:
  • Baxsashada ninkan ayaa la sheegay inay kasoo shaqeeyeen laba ganacsato ah oo aan dhalashadooda la sheegin, kuwaasoo la sheegay inay Maxkamad ku taala Busia ay ku xukuntay xabsi aan la shaacin waqtigiisa.
  • Caasimadii wadanka ee Muqdisho waxay u duntey dad ganacsadayaal ah oo maalgeliyey dad yiri, "anaa hor istaagi Dawladda."