Qeexid
"Ka g.: ganacsi sameyn."
[-saday, -satay]
ganacs aday
ganacs atay
f.mg3"Ka g.: ganacsi sameyn."
Wadaag:
Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm.
ld ganacsasho.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga).
m.l
Wadaag:
Wax la tuuray ahaansho.
Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.
f.mg4
-nnaa, -nnayd
Wadaag:
Nafley sida mas, abeeso iwm xuubka sare ridid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Badeeco qiimaheeda hoos u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nno ..., m.dh) (juqr.) Marin, waddo dhul, bad, ama hawo, oo ganacsigu maro.
m.l
Wadaag:
Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixiso.
m.l
Wadaag:
Ku g.: ilaa gabbal dhaca meel joogid.
U g.: wax samayntooda ilaa gabbaldhaca sugid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: