Qeexid
"Harag laga bixiyo weylaha dhinta oo inta si gaar ah loo dhiso lagu godliyo sacii dhalay."
"Harag laga bixiyo weylaha dhinta oo inta si gaar ah loo dhiso lagu godliyo sacii dhalay."
Wadaag:
gadaal baah m.l (fiis.) Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi.
Wadaag:
Nafley jirran, si tartiib ah socosho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
gadaal baah m.l (fiis.) Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi.
Wadaag:
Nafley jirran tartiib u socodsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer. ld gandabin.
m.l
Wadaag:
Wax la ganay oo fallaar iwm.
Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal1.
m.l
Wadaag: