Qeexid
"Geed iwm wax jirridda laga jaray ahaansho."
[-mnaa, -mnayd]
ganguuman naa
ganguuman nayd
f.mg4"Geed iwm wax jirridda laga jaray ahaansho."
Wadaag:
Geed iwm jirridda ka jarid.
f.g1
-uumay, -uuntay, -uumi
Wadaag:
Wax timihii laga xiiray ahaansho (qof).
Wax baarka sare laga jaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax si wacan u dhisid (aqal).
f.g1
Wadaag:
Wax la tuuray ahaansho.
Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.
f.mg4
-nnaa, -nnayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Summad: Lm. Halbeegga caalamiga ee burqad iftiimeedka, loona qeexo burqadka iftiinka ee ka soo kaaha bar iftiin oo itaalkeedu yahay hal kandeela (cd), una baahaya hab toobineed leh xagal adke oo ah hal istaraadiyan. Sidaas awgeed, 1 lm = (1/4O)cd.
m.l
Wadaag: