Qeexid
"Nafley kacsan ahaansho."
[-day, -dday]
gannad2 ay
gannad2 day
f.mg1"Nafley kacsan ahaansho."
Wadaag:
Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka.
Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf.
ld gannadid.
m.l
Wadaag:
Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax xoog badan yeeshay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) Cid abaal u gelid.
(f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Wax hoggaamin.
(f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.
Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.
Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.
m.l
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Bir, qori, iwm qaroofan oo wax la suro.
m.l
Wadaag:
Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld geno.
f.g3
-ntay, -natay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen.
f.g1
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag: