Qeexid
"Gantaal ganid."
"Gantaal ganid."
Wadaag:
Wax la ganay oo fallaar iwm.
Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal1.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid.
(f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho.
(f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).
f.g
Wadaag:
Harag laga bixiyo weylaha dhinta oo inta si gaar ah loo dhiso lagu godliyo sacii dhalay.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.dh) (jool.) Xabuub khafiif oo dhadhaab lakabeed oo ka dhashay dhoobo, waxa laga yabaa iney ku sameysantey cadaadis culeyska dhadhabaha kor saaran dartood, ama sibidhow (cementation), sida nuuradda.
m.l
Wadaag:
Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa.
Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob1.
m.l
Wadaag:
Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooban.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho.
m.f.dh
Wadaag: