Qeexid
"Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob2."
[-bay, -btay]
gantoob2 ay
gantoob2 tay
f.g1"Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob2."
Wadaag:
Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa.
Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob1.
m.l
Wadaag:
Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooban.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid.
Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha.
Wax qeyb qeyb u yaalo middood.
Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay. 4. (riw.) Meesha lagu sameeyo masraxi-yadda.
m.dh
Wadaag:
Wax la ganay oo fallaar iwm.
Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal1.
m.l
Wadaag: