Qeexid
Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooban.
[-bnaa, -bnayd]
f.mg4Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooban.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa.
Qeexid Xigta: Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gandoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: ld gantooban.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la toobay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.
Qeexid Xigta: Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.
Qeexid Kale: Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Qeexid Xigta: Labada ilig ee sare middood.
Qeexid Kale: Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld gantoobnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -nnaa, -nnayd
Qeexid: Wax la tuuray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inan yar.
Qeexid Xigta: Deero yar oo lab ah.
Qeexid Kale: G. ah: wax tiro yar. ld gibin1, gifin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gabar yar.
Qeexid Xigta: Deero yar oo dheddig. ld gibin2, gifin2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xantoobee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax raqiis ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Ku k.: wax koobmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la koobay ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku k.: wax ku eg meel oo aan dhaafsaneyn ahaansho. “Ceebtaasi Cali bay ku koobantahay”.
Qeexid Kale: Ka k.: wax dhawr shey isugu jira ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld gantaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]