Qeexid
"eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho."
"eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho."
Wadaag:
Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooban.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa.
Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob1.
m.l
Wadaag:
Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax si wacan u dhisid (aqal).
f.g1
Wadaag:
eeg goobaaban. ld goobaabnaansho, koobaabnaan, koo baabnaansho.
m.f.dh
Wadaag: