Qeexid
"Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm)."
[-naa, -nayd]
ganuunsan aa
ganuunsan ayd
f.mg4"Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm)."
Wadaag:
Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari).
Ceel, meel salkiisa ka mid ah oo biyo ka soo maaxdaan.
m.l
Wadaag:
Haan, dhiil iwm haruub ku daboolid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax uunsi lagu shiday ahaansho.
Wax la uumiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la tuuray ahaansho.
Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.
f.mg4
-nnaa, -nnayd
Wadaag:
Neef xoola ah wax jirro ka muuqata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof la madluumiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: