Qeexid
"Ganuun u yeelasho."
[-saday, -satay]
ganuuns aday
ganuuns atay
f.g3"Ganuun u yeelasho."
Wadaag:
Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari).
Ceel, meel salkiisa ka mid ah oo biyo ka soo maaxdaan.
m.l
Wadaag:
Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Haan, dhiil iwm haruub ku daboolid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof, xanuun adkeysi u yeelasho.
f.mg3
-day, -tay
Wadaag:
Geed iwm jirridda ka jarid.
f.g1
-uumay, -uuntay, -uumi
Wadaag: