Qeexid

"Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga."

Qeexid Kale

Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.

Qeexid Xigta

Halka ay isaga yimaadaan labada daan.

Wadaag: