Qeexid
"eeg garaabbiidow."
"eeg garaabbiidow."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Garaabbiido qaadid (neef geel ah).
f.mg1
Wadaag:
Cayayaan yar, duula oo qaarka dambe ku leh maaddo iftiin bixisa habeenkii. ld, gaaraabbidhaan
m.l
Wadaag:
Summad geela lagu dhigo oo ah alif ku jiidan garabka fooddiisa ilaa cududda meesha ay iska galaan.
m.dh
Wadaag:
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m.l
Wadaag: