Qeexid
"Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho."
Qeexid Kale
Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko).
Qeexid Xigta
Dhaaryid.
[-cay, -cday]
garaac3 ay
garaac3 day
f.g1"Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho."
Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko).
Dhaaryid.
Wadaag:
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u
Wadaag:
Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
Nuugid badan.
ld garaacid.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan.
m.dh
Wadaag:
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) (xis.) Jaantus muujinaya xiriirka ka dhexeeya laba tiro ama laba xaddi. Waxa la adegsadaa dhidibbo iyo kulanno.
m.l
Wadaag:
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Meesha baabuurta lagu dayac-tiro ama habeenkii la dhigto.
m.l
Wadaag:
Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah.
Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaan.
m.l
Wadaag: