Qeexid

"ld garaacid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garaacis oo kali ah:
  • Waxaan ka baqayaa ayuu yidhi; haddaynu garaacistaas uun ku wadno siyaasiyiinta in beri dhow nin wax isku falayaaba uu siyaasaddaba geli waayo, oo dalkuna markaa u baylah noqdo wixi xunba siyaasiyiintaa leh halaga daayo.”
  • Imikase qof waliba maalintii uu qurbaha yimid, ee garaacista teebka bartay, ayuu sidii awr naq u da'ay guux bilaabay.