Qeexid
"eeg garaacan. ld garaac naansho."
"eeg garaacan. ld garaac naansho."
Wadaag:
Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
Nuugid badan.
ld garaacid.
m.l
Wadaag:
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u
Wadaag:
Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho.
Dhaaryid.
Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko).
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
eeg garaadxun. ld garaadxumaamsho, garaadxumi, garaadxumo.
m.f.dh
Wadaag: